Soomaaliya oo daahfurtay istiraatiijiyadii ugu horeysay bahda Cadaalada.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029 oo halku-dheggeedu yahay “Dhismaha Nidaam Caddaaladdeed oo Loo Simanyahay, lehna Daahfurnaan, Helitaan, iyo isla Xisaabtan.

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa tilmaamay ahmiyadda ay leedahay in la helo xeerar iyo sharciyo dhammeystiran oo hagaya hannaanka caddaaladda dalka, si ay bulshadu u helaan garsoor loo wada siman yahay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya