Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, ku kala saxiixday heshiisyo ay ku xoojinayaan xiriirka labada waddan.
labada madaxweyne ayaa waxay isku afgarteen in sare loo qaado xiriirka Iskaashi ee Soomaaliya iyo Masar oo la gaarsiiyo heer istaraatiiji ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya