Soomaaliland oo digniin ka soo saartey Jarista Dhirta.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee gobolka Daad-madheedh ayaa fulisay hawl-gallo lagula dagaalamayo shididda Dhuxusha iyo ilaalinta Deegaanka.

iskuduwa ayaa howlagaankan ku wehelinay Ciidanka, Shaqaalaha Wasaarada Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa