Soomaali badan oo dadaal ugu jira sidii ay u dhimi lahaayeen Cayilka Jidhkooda

0
161

Dad badan oo xiliyadii hore aanay kurbo ku haynin inay cayilnaadaan amaba ay calool yeeshaan ayaa hadda dadaal ugu jira sidii ay u dhimi lahaayeen culayka Jidhkooda Xamdi Sugow Lamaane ayaa Ka Waramaysa.