Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gargaar raashin ah ugu qeybisay qoysas danyar ah Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Gargaarkan, oo qeyb ka ah dadaallada SoDMA ee lagu caawinayo dadka nugul inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa loogu talagalay in lagu garab istaago qoysaska la daala-dhacaya duruufaha adag ee dhanka nolosha ah.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa