Slot Oo Taariikh Ka Sameeyay Premier league.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Liverpool ee Arne Slot ayaa Taariikh Ka Sameeyay Premier league.

Slot ayaa kooxdiisa ku hogaamiyo ku Guulaysiga Premier League.

Reds ayaa ku guulaysatay Horyaalka kadib Guushii ay ka gaadheen Tottenham.

Slot ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee k Soo jeeda Netherlands ee ku guulaysta premier league.