Sidee Dhalinyarada loogu baraarujin karaa in ay ka Fai,deystaan Isticmaalka Digitaalka iyo Cilmiga Teknoolajiyadda?

0
175

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Horumarka ay ku talaabsanayso teknoolajiyadda maalinba maalinka ka danbeeya ayaa ah mid xawli ku socda,Hadaba Side dhalinyarada loogu baraarujin karaa in ay ka faa’iideystaan isticmaalka digitaalka iyo cilmiga teknoolajiyadda?

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa