SIDA LOO MAAREYN KARO ABAARAHA BA’AN EE KA JIRA DALKA OO LAGA TASHANAYO

0
212

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Abaaraha ba’an ee ka jira dalkeena ayaa marbamarka ka dambeysa kasii daraya iyado wali aan la helin xal baabi’in kara abaarahan soo noqnoqday Naxwo Axmed Kadiye ayaa inoo egeysa warbixintan