Sicir barar ku yimid qiimaha hilibka ee suuqyada Baladweyne.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Sara ukac laga dareemayaa Qiimaha hilibka Geelka lagu iibiyo suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen xoolahii la keeni jiray suuqyada magaalada.

Kiilada hilibka Geelka ayaa hadda suuqyada Baladweyne ka mareeyso 8 dollar halka markii hore aay eheed 5 dollar.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya