(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo xanuunka shuban biyoodka uu ka mid yahay xanuunadda dilacaa xili roobaadka kaa oo ka dilaca meelaha ay nadaafaddu aad u hoosayso iyo meelaha ay ku badan yihiin dadka danta yar ayaa hadda deegaano hoos yimaada Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa dad badan oo Caruur u badan ku soo ritay xanuunka Shuban biyoodka Waxana hadda Xaladooda caafimad lagu la tacaalayaa Isbitaalka Guud Ee Cadaado.
Naxwo Axmed kadiye.ayaa fah-faahineysa