Shirweyne Looga hadlayo Caqabadaha heysta Hooyada iyo dhalaanka Oo ka Furmay Baydhabo.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bandhiga Shirweynaha Caafimaadka Jaamacada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlayaa Caqabadaha Caafimaad ee heysta Hooyada iyo dhalaanka KG iyo sida loo Hurumarin karo.

Bandhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay Khubaro dhanka Caafimaadka, Madaxda Xarumaha Caafimaadka Baydhabo, Wasiiro, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa