Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay Shirwaynaha Xafiiska hanti dhawrka guud ee labada heer Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya.
Shirka oo mudo saddex maalin ah socon doona ayaa waxaa ka qayb galaya hantdhawrada Dowlad Goboleedyada dalka iyo xafiiska hantidhawrka guud ee Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya waxaa la isla lafa guri doonaa sida ugu fudud ee u wada shaqeyn karaan xafiisyada hantdhawrada labada heer.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa