Shirweynaha Ururka dhaqaatiirta Jubbaland ko ka furmay Magaalada kismaayo.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka ay ku mideysan yihiin Dhaqaatiirta Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay ku qabteen Shirka sanadlaha ee Ururka oo saanad walba diirada lagu saaro waxyaabihii u qabsomay Ururka Dhaqaatiirta Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo yoolalka uu ururku leyahay.

waxaana Shirka ka soo qeyb galay Dhaqaatiir iyo Masuuliyiin ka soo socday Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland.

Shirkan ayaa waxaa sido kale lagu falanqeynayay sidii Adeegyo Caafimaad oo taleeh ay u heli lahaayeen Dadweynaha ku nool Deeganada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya