Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirweynaha Qurbajoogga Soomaaliyeed ee lagu qabtay Magaalada Dooxa, ayna martigelisay Dowladda Qatar ee aanu walaalaha nahay , socdayna 22-24 July oo la soo gaba-gabeeyay ayaa laga soo saarray war-murtiyeed.