Shirweynaha Helitaanka Caddaaladda Dhibbanayaasha Tacaddiyada Jinsiga oo laga daah furay Kismaayo

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay Shirweynaha Helitaanka Cadaaladda ee Dhibanayaasha Tacadiyada Jinsiga.

Shirkan ayaa waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland waxaana ka qeyb galay Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Jubbaland.

kulankan ayaa diirada lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa Hay’adaha Dowlada, Bulshada Rayidka ah iyo Bahwadaagta Caalamiga ah si loo Horumariyo fursadaha Helitaanka Cadaaladda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya