Shirweynaha Badqabka abuurka beeraha oo lagu qabtay Garoowe.

0
99

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Puntland ayaa magaalada Garowe ka daahfurtay shirkan oo looga hadlaayo badqabka abuurka iyo sunta wadanka laga isticmaalo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya