Shirweynaha 7-aad ee Qiimeynta waxbarashada Somaliland oo laga furay Hargeysa

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay shirka 7aad ee qiimaynta Waxbarashada maamulkaasi iyo furitaanka barnaamijka GPE -ga Global Partnership For Education.

Shirkan waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda waxbarashada , wasiir ku xigeenka waxbarashada, agaasimaha guud ee wasaradaasi, wasiirka isgaadhsiinta iyo masuuliyiin kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa