Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shirweynaha u qareemida Haweenka ka qeyb galka Siyaasada iyo xaqiijinta 30 Boqolkiiba Baarlamaanka Putlaand oo ay soo qaban Qaabisay Wasaaradda Haweenka Putlaand ayaa ka qabsoontay Magaalada Garoowe.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka Xildhibaano ururadda Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya