Shirkii Seddexaad ee golaha maamulka iyo Hormarinta Kalumeysiga Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka sedexaad ee goloha maamulka iyo Horumarinta Kalumeysiga soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Dhuusamareeb.

Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda kalumeysiga iyo kheyradka baluuga ah ee XFS waxaana ka qeyb galaya wasaaradaha kalumeysiga ee dowlad goboleedyada dalka oo dhan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa