Shirkii Beelaha ku dagaallamay galbeddka gobalka Mudug oo war-murtiyeed laga soosaaray.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa ay dadaal ku bixiyeen sidii xal looga gaari lahaa degaal beeleed ka dhacay deegaanno dhaca galbeedka gobolka Mudug.

Shirkan oo hordhac u ahaa shir ballaaran oo la rajaynayo in xal kama dambays ah lagag gaaro colaaddan soo laalaabatay ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed lagag hadlay qodobbo muhiim u ah xal u helidda colaadda.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya