Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada xanaan ee iibisa dawooyinka jumalada oo kutaala magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay in kabadan 7 dhalinyaro ah oo qaarkood wax baraty kuwaasi oo ka howlgala qeybaha kala duwan ee shirkada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya