(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha shirkadda adeega taya dhowrka Jubbaland Maxamed Axmed Nuur ayaa fariin adag udiray ganacsatada iibiya Daawooyinka iyo kuwo laysku qurxiyo isagoona faray in ay la soo wadaagaan daawooyinka dhacay ee dhaafay wakhtigii loogu talagalay in la isticmaalo si ay ugutaan waajibaadkooda una saamaynin bulshaada isagoona ganacsatada kale ee iibiya rashinka ku aamanay sida ay ula shaqeeyaan shirkadda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya