Shirkadda caalamiga ah ee MAKITA oo Xarun Cusub ka furatay Muqdisho.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daahfuray xarun cusub oo shirkadda caalamiga ah ee MAKITA ee sameysa qalabka dhismaha ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Xaflada oo siweyn loo so agaasimay ayaa waxa ka so qeyb galay masuuliyiin ka tirsan aqalada Hoose iyo midka sare ee Barlamaanka Soomaaliya madax ka socotay Dowlada Federaalka, ganacsato iyo waliba shaqsiiyaad kale oo lagu casuumay.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa