Shirkadaha dhismaha guryaha ee ka howlgala Magaalada Kismaayo oo loo qabtay Tababar.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda howlaha guud iyo Guryaynta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar loo qabtay Shirkadaha dhismaha waxaa uuna ku saabsanaa habraaca howlaha qandaraaska dhismaha kaas oo ay bixinayeen quburo waxbadan ka yaqaana arimaha dhismaha.

Tababarkan waxaa daahfuray Wasiir ku xigeenka Wasaarada Howlaha guud iyo Guryaynta Jubbaland Mudane Cabaas Maayow waxaa goob joog ahaa Agasimaha Wasaradda Howlaha guud iyo Guryaynta Jubbaland iyo Injineerada Wasaradda iyo shirkadaha qandaraasyada dhismayaasha ka shaqeeya kuwaas oo sabab u ahaa in tababarkan laqabto.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya