Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda ceymiska baraka insurance oo ah hormuudka ceymiska Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay adeega kaaliye care oo lacasriyeeyay iyadoo lagu soo kordhiyay adeeg cusub oo dabooli doona baahiyaha loo qabo daryeelka caafimaadka dadweynaha.
Daqtar Shukri jilicow oo ah Mareeyaha Guud ee Baraka Isurance ayaa faah-faahin kabixisay Adeega Kaaliye Care.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya