Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muddo sannado ah, waxaa dhinac kasta oo nolosha ah ka socda isbadallo leh saameyntooda toggan ama taban Waxaa isbadalay sida loo qaban jiray shaqooyin badan, waxaana inta badan saaciday arrintaasi tiknolojiyadda tallaabsatay.
Soomaaliya, shaqooyinka shalay iyo maanta waa kala heer, nuucyadda ganacsigana waa bad oo waxaa laga hirgaliyay dalka fikrado wax –ku-ool ah oo loo aayay Dad badan ayaa aaminsan in hal-abuurka Soomaalidu uu marayo halkii ugu sarreysay, islamarkaana bulshadda oo ka soo kabanaysa dagaalo la timid fikrado dhaxal gal ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Warbixintan ku eegeysa