Shirkad sameeysa dhagxaanta Interlock oo laga hirgaliyay Degmada Kismaayo.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga hirgaliyay Shirkad Sameysa Dhagaxaanta Interlock taasi oo lagu magacaabo Odowaa Interlock.

Shirkadan Odowaa Interlock ayaa soo saari doona dhagaxaanta Interlock ee lagu Qurxiyo Guryaha iyo sido kale Wadooyinka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa warbixintan inooga diyaariyay