Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda SOM Eco oo ka shaqeeyn doonta Nadaafada iyo bilic soo celinta Degaanka ayaa si rasmi ah uga shaqo bilawday Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Shirkadda ayaa xooga saari doonta ka shaqaynta goobaha Dadwaynaha sida Xeebaha Suuqyada iyo goobaha danta guud.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya