Shirka Xasilinta degmooyinka Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka xasilinta degmooyinka iyo deegaanada Hirshabeelle oo bishiiba mar laqabto oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda arimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee hirshabeelle ayaa ka dhacay Magaalada jowhar.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaranaya