Shirka Wasaaradaha Beeraha Dowlad gobaleedyada iyo DFS oo ka furmay Magaalada Jowhar.

0
19

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ka daah furay Shirka Wasaaradaha Beeraha ee Dowlad goboleedyada iyo Dowlada Federalka Soomaaliya kaasi oo ujeedkiisu yahay Kobcinta Wax soo saarka Beeraha ee Dalka.

waxaana sido kale Shirka intii uu socday ka qeyb galay iskaashato Beeraleyda Gobalka Shebellaha Dhexe.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo ka hadlay kulanka ayaa Dadka Beeraleyda ah ugu baaqay in ay kordhiyaan wax soo saarka Beeraha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya