Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir wadatashi ah oo looga hadlayay Hindise Sharciyeedka Cadaalada Da’yarta Soomaaliyeed ayna soo diyaarisay Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka XFS ayaa lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.
Agaasimaha waaxada Haweenka iyo ilaalinta Caruurta Wasaaradda Caddaaladda Deeqo ugaas ayaa sheegtay in sharcigan uu muhiim u yahay Da’yarta Soomaaliyeed.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya