Shirka Wadatashiga Miisaaniyada Dowlada 2025-ka oo Muqdisho ka Furmey.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir looga hadlayo Wadatashi ku aadan horumarinta Miisaaniyadda 2025 ee dalka Ayaa waxaa uu ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka, kaas oo uu Furey Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS.

Shirkan ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka socda Dowlad Goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir iyo Ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya