Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka wadatashiga iyo ansaxinta Buugaagta waxbarashada Xanaanada Carruurta Qaranka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa Maanta laga daah furay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
waxaana Shirkaasi ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Aqoonyahano, Agaasimayaal, Xubno ka socday Gobalka Banaadir iyo Bahda Waxbarashada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya