Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan wada tashiga ah ayaa waxaa loogu hadli doonaa inta uu socdo Hindisi Sharciyeedka Cadaalada Caruurta waxaana soo diiyarisey Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka XFS iyadoo Xeer kaan loo soo Bandhigey Gudiyada Diinta Awqaafta Garsoorka iyo Cadaalada Ee Golaha Shacabka.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Cadalada iyo Arimaha Dastuurka Ahmed Isamil Huseen ayaa marka hore ka hadlay Muhiimada uu Xeerkan dalka u leeyahay gaar ahaan Caruurta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya