Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka oo ay soo agaasintay Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS.
Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Qorsheynta Maamul Goboleedyada Agaasimayaal Madaxada Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo Shaqaalaha Wasaaradda.
Kulanka ayaa xooga lagu saaray Qorshayaashii Hirgaliy ee Wasaaradda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee aan hirgalin iyo sido kale kuwa sanadka soo aadan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya