Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Taya Dhawrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Dhusamareeb ku qabatay wadatashiga siyaasada Taya dhawrka Qaranka oo ah siyaasad lagu hagi doono kaabayaasha Tayada Qaranka oo dhamaan lagu qaban doono Dowlad Goboleedyada Dalka.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug iyo xoghayaha guud ee Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa qeexay muhiimada ay leedahay in wadatashigan lala sameeyo bulshada qey baheeda kala duwan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya