Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shirwaynaha qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka kaasi oo looga hadlayo arrimaha la xiriira shaqaalaha caafimaadka.
Shirka waxaa ka qeygalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryama Maxamed Xuseen, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Axmed Yuusuf Cabdulle, Wasiiro, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xubno ka socda Hey’addaha Caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya