Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka sanadlaha ah ee dib u-eegista iyo qorsheynta caafimaadka gobolka Banaadir sanadka 2024 ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay bahda caafimaadka ee gobolka Banaadir, Hay’adaha Caalamiga ah iyo marti sharaf kale.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya