Shirka Qiimeynta iyo dib u eegista Mashruuca Sagal Oo Garoowe Lagu qabtey.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa dah-furtay Shirka qiimaynta iyo dib u eegista sanad laha ee mashruuca Sagal kaasi oo ka dhacay Magaalada Garoowe.

Shirkan ayaa ka soo qayb galeen Agaasimiyaasha waaxaha ee Arrimaha bulshada ee Dagmooyinka 5-ta ee uu ka socdo Mashruuca, iskuduwiyaasha 9ka gobol ee Puntland ee Wasaaradda, qaybo ka mida MCH-yada Garoowe iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya