Shirka Qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose oo lagu soo gaba gabeyay Muqdisho.

0
173

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Ilyas Cali Xasan ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray kulanka Qaran ee xiriirinta dowladaha hoose kaas oo labo maalin kasocday magaalada
Muqdisho.Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixin inooga diyaariyey