Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Qaran ee Sadaasha Cimilada Soomaaliya Xiliga Gu’ga 2025 oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.
Shirka oo socday mudo labo maalin ah ayaa diirada lagu saray in la ogaado isbadelka ku yimid cimilada Soomaaliya iyo in loo diyaar garoobo roobka guga ee fooda inagu soo Haya.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa