Shirka Madasha wadajirka Arrimaha Xaquuqul Insaanka Oo Magaalada Baydhabo Lago soo gabagabeeyey.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madasha wadajir-ka ah oo lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo ayaa loogaga doodayey Arimaha ilaalinta Xuquqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka,waxaana Ka qeyb galey Ururada Bulshada Rayidka,Wasiiro ka tirsan KG iyo Qaar kamid Ah Hay’addaha U Dooda Arimaha Xaquuqul Insaanka.

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada KG Oo ka qeyb galay Xirataanka Madasha ayaa waxay ka hadleen Muhiimada ay leedahay dhowrista Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan Haweenka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya