Shirka looga hadlayay arimaha Caafimaadka ee G/Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho laga daah furay shirka saddex bilaha ah kooxda farsamada xogta Caafimaadka kormeerka iyo qiimaynta Gobolka Banaadir oo uu soo qaban qaabiyayAgaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir ayaa socon doona mudo labo maalmood ah.

Shirka ayaa waxaa goob joog ah Agaasimaha caafimaadka gobolka banaadir madaxda Mashruuca Damal Caafimaad ee Gobolka Banaadir Madax qeebeedyada Agaasinka Caafimaadka isku duwayaasha Caafimaadka Degmooyinka Madaxda xogta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo wakiilada Hay’adaha bahwadaagta la ah Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa