WARARKA Shirka Kobcinta Wax soo saarka iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland oo Lagu soo gabogabeeyey Garoowe By admin - June 19, 2025 0 43 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Kobcinta, Waxsoosaarka, Sugnaanta Cunada, iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland ayaa Lagu soo gabogabeeyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/06/warka-khadar-madaxwaynaha-butlan-ayaa-soo-gababaeeyaya-shirka-socday-garawe.mp3