Shirka isku duwidda howlaha Horumarinta wax soo saarka xoolaha oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho

0
92

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta soo xiray shirka isku duwidda howlaha horumarinta wax soo saarka xoolaha kaasi oo lagu soo soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya