Shirka isku-duwidda adeegyada bulshada oo laga daah-furay Muqdisho.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee XFS Jabriil Cabdirashiid ayaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka Daahfuray Shirka isku-duwidda adeegyada bulshada.

Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Mas’uuliyiin kakala socday lixda wasaaradood ee safka hore ugu jira bixinta adeegyada bulshada iyo kobcinta aadanaha.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya