Shirka Horumarinta Magaalooyinka Jubaland Oo Kismaayo Ka Furmey.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka furmey Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Jubbaland waxaa ka qayb gelaya Guddoomiyeyaasha Saddexda Gobol ee Jubbaland iyo Maayarada Magaalooyinka

Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland Oo ka hadlay shirka Gobolada iyo Degmooyinka Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa Faafaxin Ka Bixiyey ujeedka loo qabtey shirkan iyo muhiimadiisa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya