Shirka hoggaanka sare bahda caddaaladda Jubbaland oo ka furmay Magaalada Kismaayo.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka hoggaanka sare ee bahda caddaaladda Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah uga qabsoomay xarunta Taliska Guud ee Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee Magaalada Kismaayo.

Shirkan ahaa kii labaad oo Saddex Bilood mar la iskugu yimaado ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin Sare oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jubbaland, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrima Dastuurka Dowlada Jubbaland Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Jubbaland Taliyiha Qeybta Booliska Gobalka Jubbada Hoose iyo Masuuliyiin kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya