Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka dib u eegista iyo qorsheynta Mashaariicda caafimadka Galmudug ayaa ka furmay Magaalada Dhuusamareeb.
Shirkan sanadlaha ah ee isku xirka Mashaariicda caafimaadka galmudug ayaa socon doono mudu 2 maalmood ah waxaana diirada lagu saarayaa horumarada laga gaaray adeeg bixinta caafimaadka sanadkii lasoo dhaafay caqabadaha jiray iyo sida looga bixi karo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya