Shirka dardar gelinta howlaha garsoorka Jubbland 2021 oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
196

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Shirka dardar galinta  howlaha garsoorka  ee sanadka 2021 ayaa waxaa ka qabsomay magaalada Kismaayo waxana shirkan ka soo qeyb galay gudoomiye ku xigeenka maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha guud ee Jubbland,ajandaha shirka looga hadlayay ayaa wuxuu ahaa warbixinta howlaha garsoorka iyo caqabadaha ka jira Garsoorka.

Naxwo Axmed Kadiye ayaa ka warramaysa